Tahniyada ciidulfidril mubaarak
18/121/2007
Waxaanu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan umaddaha islaamka meel walba oo ay joogaan, anagoo u rajaynayna barwaaqo iyo baraare bash bash iyo khayr waxaana Allaah kabaryaynaa in uu sandkan sanadkiisa nagu gaarsiiyo bash bash iyo barwaaqo nagana dul qaado dulliga aanu ku jirno waxaana idin leenahay:
كل عام والأمة الصومالية بخير