عربي
BOGGA HORE
WARAR & DOODO
XARAKADA & DACWADA

GOOBO KALE

TACSI TIIRAANYO LEH

إنا لله وإنا إليه راجعون

12/8/2008

Dhammaan Masuuliinta iyo xubnaha Islaax Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan DR.Cali Sh.Axmed Abuubakr (Ilka dahab) iyo dhammaan Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Aaabe Sh.Aaxmed Abuubakr oo galabnimadii Isniinta 11/08/2008 ku geeriyooday Isbital ku yaala magaalada Nairoobi ee dalka aanu diriskanahay ee kiniya .

Marxuumka Allaah Naxariistii Janno haka waraabiyo, dhammaan Eheladii iyo qaraabadii uu ka tagtayna samir iyo iimaan haka siiyo .

AAMIIN...AAMIIN...AAMIIN

 

إن ا لله وإنا إليه راجعون


MAQAL & MUUQAAL
Islaax © 2006-2010