عربي
BOGGA HORE
WARAR & DOODO
XARAKADA & DACWADA

GOOBO KALE

TACSI TIIRAANYOLEH

إنا لله وإنا إليه راجعون

Dhamaan masuuliyiinta iyo xubnaha xarakada islaax waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan umada Soomaaliyeed iyo xubnaha xarakada islaax iyo eheladii uu ka geeriyooday caalimkii weynaa Sheekh C/gani Sheekh Axmed Aadam oo taariikhdu Markey ahayd 17/08/2007 ku geeriyooday dalka kuweyt.

Marxuumka Sheekh C/gani naxariistii jano Allah hakawaraabiyo, eheladii iyo qaraabadii iyo umada islaamka ah guud ahaana samara iyo iimaan Allaah haka siiyo isagana janadii firdows Allaah haka waraabiyo

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

إنا لله وإنا إليه راجعون

 


MAQAL & MUUQAAL
Islaax © 2006-2008