17/1/2008: kooxdan sheegatay magaca ururku maaha xubno ka tirsan ururka, muddo ka hor ayaa qaarkood ururka laga saaray ... Sii Akhri
1/2/2007: Xarakada Islaax
oo ka dhigatay dibuheshiisiinta Soomaaliyeed qodobada ugu
muhiimsan oo ay ku hawlgasho ayaa waxay soo dhowaynaysaa baaqa
madaxda dawladda Soomaaliyeed ee ku aadan dibuheshiisiinta
... Sii
Akhri
13/1/2007: Maalmahaan
dalkeenna Soomaaliya waxaa ka socda isbedello waawayn. Waxaa
suuragashay inuu caasimadda Muqdisho uu soo gaaro madaxweynaha
Soomaaliya mudane Cabdullahi Yuusuf iyo Raisulwasaaraha prof.
Cali Maxamed Geeddi oo kulamo isdaba joog ah la yeelanaya
... Sii
Akhri
24/12/2006: Warsaxaafadeedka
Islaax ee ku aadan Faragelinta Itoobiya iyo dagaalada ka huraya
dalkeenna ... Sii
Akhri
Warsaxaafadeed 18/9/06:
Xarakada Islaax Waxay Canbaaraynaysaa hadalada Boobka Kaniisadda
Kaatooligga, ee gefka ku ahaa Diinta Islaamka iyo Nabi Muxamed
(NNKH)Sii
Akhri
Warsaxaafadeed Xafladdii
Sanadguuradii 28aad oo la baajiyay 17/08/2006 Sii
Akhri
Warsaxaafadeed ku aadan faragelinta
Itoobiya ee Soomaaliya 26/7/2006 Sii
Akhri
Warsaxaafadeed Magacaabista Gudiga dib-u-heshiisiinta
ee Islaax 22/7/2006 Sii
Akhri
12/7/2006 Iyadoo laga duulayo heshiiskii khartuum
ee 22/6/2006 dhexmaray dawladda FKM iyo golaha maxkamadaha Islaamka
ee Soomaaliya ayay Xarakada Islaax waxay ku boorinaysaa labada
dhinac inay si firfircoon uga qayb galaan shirka la filayo...
Sii
Akhri