عربي
BOGGA HORE
WARAR & DOODO
XARAKADA & DACWADA

GOOBO KALE

CIID WANAAGSAN

29/9/2008

Munaasabadda Ciidul Fidri Al-mubaarak awgeed waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa bulsha waynta Soomaaliyeed, Gaar ahaan xubnaha xarakada Islaax meel kasta oo ay joogaan, iyo guud ahaan Muslimiinta Caalamka, waxaana Allah uga baryaynaa inay bash-bash iyo baraare ku ciidaan.

Sidoo kale, waxaan Allah waydiisanaynaa in uu umadda Soomaliyeed ka dul qaado dhibaatada dabada dheeraatay ee ku dul habsatay kuna gaarsiiyo sandkan sanadkiisa guul iyo barwaaqo.

كل عام والأمة الإسلامية بخير

Dr Cali bashi Omar

Gudoomiyaha Xarakada Islaax


MAQAL & MUUQAAL
Islaax © 2006-2012