Tacsi
tiiraanyo leh
إنا
لله وإنا إليه راجعون
Dhammaan Masuuliinta
iyo xubnaha Islaax Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Md. Abdalla
Maxamed Abdalla iyo dhammaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay
hooyo Dahabo X. Abdulle Axmed oo waaberigii khamiista 30/11/2006
ku geeriyootay magaalada Muqdisho.
Marxuumadda Allah Naxariistii Janno haka waraabiyo, dhammaan eheladii
iyo qaraabadii ay ka tagtayna samir iyo iimaan haka siiyo.
AAMIIN...AAMIIN...AAMIIN
إنا
لله وإنا إليه راجعون