عربي
BOGGA HORE
WARAR & DOODO
XARAKADA & DACWADA

GOOBO KALE

Tacsi tiiraanyo leh

إنا لله وإنا إليه راجعون

25/01/2009

Dhammaan Masuuliyiinta iyo xubnaha Islaax Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dr. Abduraxmaan Macalin C.laahi (Baadiyow) iyo dhammaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Aabe Macalin C.laahi Maxamed Joqof oo Fiidnimadii Sabtidu siibaxaysay 24/01/2009 ku geeriyooday magaalada Nairoobi ee dalka kiiniya.
Marxuumka Allaah Naxariistii Janno haka waraabiyo, dhammaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tagtayna samir iyo iimaan haka siiyo.

AAMIIN...AAMIIN...AAMIIN

إنا لله وإنا إليه راجعون


MAQAL & MUUQAAL
Islaax © 2006-2010