CIID WANAAGSAN
Waxaan halkan tahniyad ku aadan Munaasabadda ciida fidriga uga diraynaa dhammaan shucuubta Islaamka , gaar ahaan shacbiga soomaaliyeed ee soomay bishii barakaysnayd ee Ramadaan .
Waxaan Allaah ka baryaynaa in uu naga aqbalo soonka iyo salaadaha , bishaan bisheeda kalena uu nagu gaarsiiyo bash bash iyo barwaaqo .
Waxaa kale oo aan Allaah ka baryaynaa in uu soomaali meel ay joogtaba dhibka ka qaado , sharafteedii dowladnimana uu u soo celiyo .
Kulu caamin wa' antum bikhayr .
Dr : Ali Bashi Omar Haji
Goddomiyaha Xarakada Islaax
9/9/2010