عربي
BOGGA HORE
WARAR & DOODO
XARAKADA & DACWADA

GOOBO KALE

Bayaanka ku saabsan ka bixitaanka

Ciidanka Itoobiya ee Dalkeena Soomaaliya

14/01/2009

Ururka Islaax oo horayba u aaminsanaa in joogitaanka ciidamada Itoobiya wadanka gudihiisa ay sii adkaynaysay dhibaatooyinka wadanka ka jira, sababtayna dhimasho,dhaawac barakac iyo burbur dhan walba ah, iyadoo la ogsoon yahay in Ururku horay dhowr jeer ugu baaqay inay ciidamadaasi wadanka isaga baxaan, wuxuu soo jeedinayaa qodoba dowr ah.

Ka akhriso Bayaanka oo dhamaystiran bogga bayaanada ee mowqica islaax.


MAQAL & MUUQAAL
Islaax © 2006-2010