Bam gacmed lagu qarxiyay iskuulka Al- kowthar
14/2/2008
Abaarihii 11:30 daqiiqo ee barqanimadii khamiista ayaa waxaa dablay aan lagaranay ku soo tureen bam gacmeed isguulka al kowthar ee ku yaala degmada madiina xaafada buula xuubay halkaas oo markas u ahaan jirtay xarakada Al islaax kahor intuusan iskulkaasi kuwareegin.
Falkaasi lama garanayo sababta dhabta ah ee ka danbaysa laakiin waxaa la malaynayaa in la la beegsanayay boolis la socday qunsulka yaman u fadhiya magaalada muqdisho oo ka soo qayb galay shirkaasi.
Halkaas waxaa ku shahiiday wallaal qaaliya oo lagu magacaabijiray Alla ha u naxariistee Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan dheere) walaal kalana waa uu ku dhaawacmay oo kumagac dheer Maxamuddd liibiya, ilaa iyo hadana lamagaran cida gaysatay.
Walaal keen Alla ha u naxariisto kan dhaawaca ahna Alla ha caafiyo